Artwork

Inhalt bereitgestellt von United Nations Assistance Mission in Somalia. Alle Podcast-Inhalte, einschließlich Episoden, Grafiken und Podcast-Beschreibungen, werden direkt von United Nations Assistance Mission in Somalia oder seinem Podcast-Plattformpartner hochgeladen und bereitgestellt. Wenn Sie glauben, dass jemand Ihr urheberrechtlich geschütztes Werk ohne Ihre Erlaubnis nutzt, können Sie dem hier beschriebenen Verfahren folgen https://de.player.fm/legal.
Player FM - Podcast-App
Gehen Sie mit der App Player FM offline!

P2P Episode 234

15:52
 
Teilen
 
Manage episode 290685980 series 2276607
Inhalt bereitgestellt von United Nations Assistance Mission in Somalia. Alle Podcast-Inhalte, einschließlich Episoden, Grafiken und Podcast-Beschreibungen, werden direkt von United Nations Assistance Mission in Somalia oder seinem Podcast-Plattformpartner hochgeladen und bereitgestellt. Wenn Sie glauben, dass jemand Ihr urheberrechtlich geschütztes Werk ohne Ihre Erlaubnis nutzt, können Sie dem hier beschriebenen Verfahren folgen https://de.player.fm/legal.
Todobaadkan waxaan #TubtaNabadda, uga hadlaynaa saamayn cudurka COVID-19 uu ku yeeshay nolosha dhaqaale iyo tan bulsho ee Soomaaliya. Waxaa barnaamijka marti noogu ah Cumar Maxamed oo ah Sarkaal Sare oo UNDP u qaabilsan dhanka Barnaamijyada. Wuxuu ka hadli doonaa natiijooyinka daraasad ay si wadajir ah u fuliyeen Dowladda Soomaaliya iyo UNDP oo wax looga ogaanayay saamaynta dhaqaale iyo midda bulsho ee COVID-19 ku yeeshay Soomaaliya. Waxaa sidoo kale marti noo ah Maxamed Muuse oo ah Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ee Wasaaradda Qorshaynta Soomaaliya oo isna ka hadli doona qorsha wasaaradda ee ku aadan casharadii laga bartay cudurka iyo sida fursado loogu badali karo. Ka dhageyso Barnaamijka Radio Garowe, Radio Mogadishu, Radio Kulmiye, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud and Radio kismaayo. Si aad qayb uga noqotid. Xasuusnow in aad soo wacdo oo aad aragtidaada ku saabsan barnaamijka nala wadaagtid, noo reeb aragtidada qaybaha ra’yiga dadweynaha ee baraha bulshada. Haddii uu ku seegay barnaamijka halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba. Waxaad sidoo kale dhamaan qaybaha kale ee barnaamijka ka helikartaa podcast ee dhageyso. iTunes (apple.co/2xbk78c), Stitcher (bit.ly/2x9djbd) and TuneIn (bit.ly/2kljcZJ).
  continue reading

283 Episoden

Artwork

P2P Episode 234

Tubta Nabaada "Path to Peace"

25 subscribers

published

iconTeilen
 
Alle Folgen

×
 
Loading …

Willkommen auf Player FM!

Player FM scannt gerade das Web nach Podcasts mit hoher Qualität, die du genießen kannst. Es ist die beste Podcast-App und funktioniert auf Android, iPhone und im Web. Melde dich an, um Abos geräteübergreifend zu synchronisieren.

Kurzanleitung